Sheekh Aadan Sunne iyo qaar kamid ah Xertiisa oo Xukuno kala duwan lagu riday

Maxkamad kutaala magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa maanta xukun ku riday Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne) oo kamid ahaa Culimada caanka ka ah deegaanada Somaliland. Ciidamada amaanka maamulka Somaliland ayaa sanadkii hore xabsiga dhigay Sheekh Aadan Suune iyo qaar kamid ah xertiisa, waxaana lagu eedeeyay in ay qal qal galiyeen amaanka iyo sidoo … Continue reading Sheekh Aadan Sunne iyo qaar kamid ah Xertiisa oo Xukuno kala duwan lagu riday